Madaxdii ka hadashay Caleemo saarkii Garawe oo Fuliyay hal balan ay ka qaadeen Madaxweyne Deni

Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Deni iyo kuxigeenkiisa. Munaasabada Caleemo saarka waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaal hore, Madaxda maamul goboleedyada, Siyaasiyiin , Waxgarad , Diblumaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Garawe waxaa isugu tagay Muxaafid … Continue reading Madaxdii ka hadashay Caleemo saarkii Garawe oo Fuliyay hal balan ay ka qaadeen Madaxweyne Deni